Axmed Madoobe oo Arin Muhiim ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay masuuliyiinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Wakiilada Maraykanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub.   Kulanka ayaa intiisa badan diirada lagu saaray loogana hadlayay arimaha Doorashooyinka gaar ahaan bilaabida Doorashada golaha shacabka oo dib uga dhacday marar badan waqtigii … Continue reading Axmed Madoobe oo Arin Muhiim ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka